Maxkamad amartay in lasoo xiro Haweeney la dhalatay Maxamed Bin Salman

Maxkamada dalka France ayaa la sheegay inay soo saartay amar booliiska dalkaasi lagu farayo in lasoo qabto Gabar la dhalatay Dhaxalsugaha Boqortooyada Sacuudiga oo loo heysto jirdil loo geystay nin u shaqeenayey. Dacwadan ayaa soo bilaabatay sanadkii 2016, xiligaasi oo la sheegay in Princess Hassa bint Salman oo la dhalatay Maxamed Bin Salmaan ay illaaladeeda … Continue reading Maxkamad amartay in lasoo xiro Haweeney la dhalatay Maxamed Bin Salman